LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Shan Nooc Oo Dadka Ka Mid Ah Waa In Aad Noloshaada Ka Saartaa. Kana Taxadar Midka Ugu Dambeeya

 



 

1. Kula baratame (the competirtor)  : waxaa laga yaabaa in ay kuu arkaan in aad wax wanaagsan sameynayso, hase ahaatee dhab ahaantii ma doonayaan in ay ku arkaan inaad ka wanaagsan tahay iyaga.

 

2. Ku isticmaalaha (the user)  :  kaliya waxa ay ku jecel yihiin  in la mid ah inta uu ku isticmaali karaan, ka dib markii ay kaa helaan waxay kaa rabaan , dib loo arki maayo.

 

3. Ku eedeeye (the blamer) : waxa ay ku  dareensiinayaa in aad tahay dambiile, iyagana ma qaadanayaan masuuliyaddooda. Iayagana waxay wadanayaan wax is dabamarintooda iyo eedeyntooda ilaa ay adigana ku gaarsiiyaan inaad aamintid eedeyntooda.

 

4. Cabtaha (the complainer)  kuwan waxay kaa xadayaan nabaddaada iyo xasiloonidaada, yacnii maankaaga iyo maskaxdaada deggenaan uma oggola, haddana marwalba waxay ka cabanayaan isla sheygii , mana doonayaan umana diyaarsana isbeddel.

 

5. Xadgudbe (The abuser) waxay ku xadgudbayaan cafintaada, kalsoonidaada iyo daacadnimadaada, waxay ku xad gudbayaan waxwalba aad siiso, middaana waxaad ogaanaysaa marka ay noloshaada ka baxaan, bal xoogaa ka feker dadka noocaasi ah oo xusuusnow in ladnaantaada iyo bedqabkaaga uu aad muhiim u yahay .

 

la saaxiib oo la soco dadka wanaaggaaga iyo horumarkaaga jecel korna kuu qaadaya, noloshaada ku soo biirinaa waxyaabaha togan. Haka baqin in aad dadkaasi noloshaada aad ka saarto iskana jarto, waayo tamartaada ayey beerdaraynayaan , koritaankaaga way  hor istaagayaan, farxaddaada iyo xasiloonidaada waa lama taabtaan

Post a Comment

0 Comments