LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

7da Nooc ee Ragga ay Tahay in Laga Fogaado..

 Marka aad ku jirto caalamka haasaawaha waxaad la kulmaysaa noocya kala duwan oo rag ah, hayeeshee warka wanaagsan ayaa waxa uu yahay in aad la kulmayso rag kala duwan oo wanaagsan oo cajiib ah, qaraaxo iyo kaftan badan iyo weliba kuwa daryeel iyo ka warqabba leh. Balse ogsoonow waxaa jira 7 nooc oo ragga ka mid ah lehna shaqsiyaad kala duwan, waajibna tahay in aad ka fogaatid si aadan ula kulmin niyad jab iyo qalbi jab badan.

Part 2 : 7da Nooc ee Ragga ay Tahay in Laga Fogaado.. (youtube.com)


Post a Comment

0 Comments